1/21/2020
Today from Hiiraan Online:  _

Wararka Maanta

Isniin, Janaayo 20, 2020

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 19, 2020

Axad, Janaayo, 19, 2020 (HOL)- Dallada ururada bulshada aan dowliga aheyn ee SONSA, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfurtay dood qaran oo ku saabsan arrimaha ammaanka, siyaasada, dhaqaalaha, degaanka iyo arrimaha bulshada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 18, 2020

Sabti, Janaayo, 18, 2020 (HOL)- Ra'iisal Wasaarraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa joojiyay islamarkaana waxba kama jiraan ka soo qaaday heshiis ay maanta kala saxiixdeen Wasiirradda Maaliyada Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah Dowlad gobolleedyada dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 17, 2020

Jimco, Janaayo, 17, 2020 (HOL)- Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Galmudug oo ay ku tartameen musharax xildhibaan Cabdinaasir Aadan Cismaan

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 16, 2020

Khamiis, Janaayo, 16, 2020 (HOL)-Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal xalay saqdii dhexe ay ka sameeyeen degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ku dileen madaxii Qaraxyada u qaabilsanaa Ururka Al-shabaab

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 15, 2020

Arbaco, Janaayo, 15, 2020 (HOL)- Ergayga ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Geeska Afrika ayaa booqday Soomaaliya isagoo rajo ka muujiyay horumarka dalka maadaama ay Soomaaliya sannad muhiim ah u tahay 2020.

Warkii oo dhan


« previous1234567...467468next »

Contact: webmaster@hiiraan.com