4/6/2020
Today from Hiiraan Online:  _

Wararka Maanta

Isniin, Abriil 6, 2020

Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, April 5, 2020

Axad, April, 05, 2020 (HOL)- Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa difaacday suxufiga caanka ah ee Harun Macruuf kadib markii dhawaan hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Soomaaliya ee NISA ugu hanjabtay inay tilaabo ka qaadidoonaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 4, 2020

Sabti, April, 04, 2020 (HOL)-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Mareeye oo warbaahinta lahadlay ayaa si adag u cambaareeyay gabdho caruur ah oo dhawaan lagu kufsaday magaalada Afgooye ee gobolka Shabelada Hoose, waxaana uu baaq u diray laamaha amniga iyo maamulka Afgooye.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Jimco, April 3, 2020

Jimco, April, 03, 2020 (HOL) - Labo gabdhood oo walaalo ah oo kala ah saddex jir iyo afar jir, ayaa lagu kufsaday degaanka Bood-boodka oo katirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeeladda hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 2, 2020

Khamiis, April, 2, 2020 (HOL)- Guddiga Puntland u qaabilsan wacyigelinta iyo ka hortagga Covid-19 ayaa xaqijiyay in hal qof oo laga shakiyey lagu karantiiley goob kamid ah goobaha karantiilka ee deegaanada Puntland, maantay oo tariikhdu ahayd 2nd April 2020.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Arbaco, April 1, 2020

Arbaco, April, 1, 2020 (HOL)- G/sare Cusmaan Muuse Maqaarow oo kamid ahaa saraakiisha Ciidanka Milateriga Soomaaliya, ayaa lagu dilay qarax miino oo lagula eegtay degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 31, 2020

Talaado, Maarso, 31, 2020 (HOL)- Ethiopia ayaa shaacisay inay dib u dhicidoonaan doorashooyinka guud ee loo qorsheeyay dhamaadka bisha Agoosto, iyadoo loo aaneeyayo walaaca laga qabo faafitaanka caabuqa coronavirus, guddiga doorashada ee dalkaas ayaa maanta sheegay.

Warkii oo dhan



« previous1234567...480481next »

Contact: webmaster@hiiraan.com